Somaliland waxaa kusoo badinaya haweenka doonaya inay siyaasadda ka qeyb-galaan kadib markii la asixiyey sharci cusub oo 18 kursi haweenka ka siinaya kuraasta b

  • 6 years ago
Somaliland waxaa kusoo badinaya haweenka doonaya inay siyaasadda ka qeyb-galaan kadib markii la asixiyey sharci cusub oo 18 kursi haweenka ka siinaya kuraasta baarlamanka. Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ku eegaya.