DAAWO, Qubanaha VOA, Oct. 04, 2018. Qodobbada ku jira waxaa kamid ah: Cabsi lasoo daristay Oromada Boosaaso ku nool, kadib markii halkaas lagu dilay 4 qof oo It

  • 6 years ago
DAAWO, Qubanaha VOA, Oct. 04, 2018. Qodobbada ku jira waxaa kamid ah: Cabsi lasoo daristay Oromada Boosaaso ku nool, kadib markii halkaas lagu dilay 4 qof oo Itoobiyaan ah. Soomaalida ka carartay Mareykanka ee Canada gashay, kadib markii uu Donald Trump cadaadis saaray iyo qodobbo kale.

Recommended