Dalka Jabuuti waxaa shalay laga furay suuqa ganacsiga xorta ah ee waddamada Bariga Africa, kaasi oo sahlaya in alaabooyinka lagu soo sameeyo qaaradda dibeddeeda

  • 6 years ago
Dalka Jabuuti waxaa shalay laga furay suuqa ganacsiga xorta ah ee waddamada Bariga Africa, kaasi oo sahlaya in alaabooyinka lagu soo sameeyo qaaradda dibeddeeda lagu sameeyo dalka Jabuuti kadibna ay si sahal ah ku gaaraan qaaradda inteeda kale.

Recommended