Arday Soomaali ah oo ka qalin-jebiyey dugsi sare oo ku yaalla gobolka Minnesota ayaa deeq waxbarasho ka helay Jaamacadda Harvard ee dalka Mareykanka, oo ah jaam

  • 6 years ago
Arday Soomaali ah oo ka qalin-jebiyey dugsi sare oo ku yaalla gobolka Minnesota ayaa deeq waxbarasho ka helay Jaamacadda Harvard ee dalka Mareykanka, oo ah jaamacadda ugu wanaagsan dunida. Mascadde ayaa warkan kasoo diray Minneapolis.