Boqor Buur-madow iyo C.wali gaas maxaa kala qabsaday | Xiisada Puntland iyo Somaliland

  • 6 years ago
Boqor Cismaan Buur-madow ayaa C.wali gaas ka cosaday in Nabada laga shaqeeyo, Isagoo ka hadlayey Munaasibad lagu qabtay degmada Carmo, Waxaana Halkaasi uga jawaabay C.wali gaas oo sheegay inay ku xidhan tahay hadii Muuse Biixi laga helo.