Gabay Dardaaran Fanka Abshir Bacadle

  • 8 years ago
\\


Fanka Soomaalida ayaa ahaa mid soo jiri jiray laakiin maanta maraya meeshii ugu xumays,waxaana ka mid waxyaabaha lala yaabay in la is qaawiyo xumaan .
Halkaan ka dhagayso gabayadii marxuum Abshir bacadle, hana illaawin inaad janna ugu ducaysid, & in ilaah qabriga u waasiciyo Aamiin.

Recommended